Daawo +Dhageyso Abwanad Nasteexo Foodxuux oo Gurmad Gaarsiisay Dad Ku Xoolo beelay...

Daawo +Dhageyso Abwanad Nasteexo Foodxuux oo Gurmad Gaarsiisay Dad Ku Xoolo beelay Abaarta Gobalka Mudug

0
SHARE
HM__Xafiiska Gaalkacyo Tan iyo Markii Abaarta ay ku dhufatay Deganada Gobolka mudug Taasi oo Sameyn ku yeelatay dad iyo Duuyo  ku dhaaqan  miyiga Gobolka mudug ayaa wax Deganada Si rasmi ah uga Bilowday Ugurmashada Dadka ku Xolo Beelay Abarta .
 
Jaaliyada Galmudug ee Wadanka Dibadiisa ayaa isku Xilqamay in ay ka qeyb qadaan ugurmashada dadkooda dhibaateysan Waxaana Abwaanad Nasteexo foodxuux oo loo yaqaano Hooyada Calanka oo ka mid Jaaliyada Galmudug ee Wadanka Dibadiisa  Aya Waxa ay ka Mid Tahay Dadka siweyn uga qeyb qaatay ugurmashada  Dadkii ku Xoolo Beelay  Abarata ee ku Nool Miyiga Gobolka Mudug .
 
Abwaanada nasteexo foodxuux  ayaa Sodaal dheer ku Martay Degaanada Miyiga Gobolka Mudug oo ay ku Sugan yihiin dadka ku xoolo beelay Abarta ,waxayna Dadkaas Ay Gaarsiisay Deeq isugu jirta Biyo Dhaamin iyo Sidokale Raashin qeybin .
 
Abwaanada ayaa ka warbixisay Dhamaan Degaanada ay Gurmadka qaar siisay iyo siodkale Cida ka gacan siisay ugurmashada dadka ay Abaartu Saameysay ,Waxayna Sidokale baaq u jedisay Dhamaan jaaliyada Galmudug e Galmudug Dibadiisa  si ay uga  qeyb qataan ugurmashada dadkooda Sameynta ay  ku yeltay Abarta ka jirta Degaanda kala Duwan ee Miriga Gobolka Mudug
Hoos ka Dhageyso Codka 

34

Muqaalo Kooban Hoos ka Daawo

LEAVE A REPLY