Daawo Muqaal Haweyneydii Gabadha Cadaado ku gawracday oo ka Hadlaysa Sababaya Gabdhasi...

Daawo Muqaal Haweyneydii Gabadha Cadaado ku gawracday oo ka Hadlaysa Sababaya Gabdhasi Yar ay u Gawracday

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado >  Mgaalada Cadaado Waxaa Lagu Soo bandhigay Haweynaydii Gawracday Gabar Yar  , Falkaasi oo Dad Badan oo Ku nool Soomaliya iyo Guud ahaan Deganada Galmudug ay la Yaabeen Dhacdadaasi

Qofka Dilka inuu Geystay ku Edeysan ayaa Shegaya in uu Dilka Geystay kadib markii Sida ay shegtay  gabadha Yar ay dhib badan u geystay Reerkeda isla Markana cunugta yar ay reerkaasi tuuryeen jirtay Xiliyada Qaar

Muqaaalo la Baahiyay aya Waxa ka Soo Dhax Muuqday Haweyneyda Dilkaasi ku edeysan oo Qiranayasa in Dilkaasi ay Iyadu ka Danbeysay

Halkan Hoose Riix si aad Muqaalka u sii Daawato

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.