Daawo Muqaalka Xafladii Lagu Taageerayay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac oo lagu...

Daawo Muqaalka Xafladii Lagu Taageerayay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac oo lagu Qabtay Maagalada London

0
SHARE

HM__Xafiiska London Uk  Xaflad lagu taageeray musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug Prof. Shirwac isla Markaana si wayn  loo soo agaaasimay ayaa lagu qabtay magalada London ee dalka England taasoo lagu taageeray musharax Prof. Shirwac oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha Galmudug.

Xaflada taageerada prof Shirwac ayaa waxaa kasoo Qaybgalay Aqoonyahano,siyaasiyiin iyo Haweenka iyagooo u Muujiyay taageeraada ay u hayaaan musharnimadiisa Galmudug Dhamaan Dadkii halkaaasi Ka Hadlay, Dhanka xiriirinta shirka Jaaburi iyo Sulayman,

dhanka wacdiga iyo quraanka Sh Xadro Wakiilka Jaaliyada Galmudug Xooshow ayaa shirka daaah furay Ex wasir Mohamed sh Gacmadheere, Ex Gudoomiye Salad Cisman Rooble, Ex Xildhibaan C/rahman Mocalim ali, Nabadoon Bashiir Shiikh Adam, Ex wasiir kuxigeen Ahmed Shire, Gudoomiyaha haweenka Beerlula, wasiiru kuxigeen Saadaq Daahir  Mire,, Gudoomiyaha jaaliyada Galmudug Mohamed Ciise, Abshir M cabdale, Abwaan Xasan, Saacid ali farax, Luul maxamud, Fadumo Dayax, Warsan bire, Caasha Diriye iyo marti sharaf kale oo aanan halkaan kusoo koobikarin

Dhanka fanka waxa heeso dabacsan ka qaaday Fanaanka caanka ah C/risaq Gaadaco iyo Abwaano, Dhanka Tv-yada caalamigaa Somali Cable, Kalsan iyo Sntv.

Hoose Riix si aad u Daaawato Muqaalka Taagerada Xaflada

LEAVE A REPLY