Daawo Muuqaal :Turkiga oo Somalia ka dhisay xarun Milatari oo aad u...

Daawo Muuqaal :Turkiga oo Somalia ka dhisay xarun Milatari oo aad u weyn iyo Qarashka ku baxay oo la shaaciyay!

0
SHARE

Dowlada Turkiga ayaa gudaha Soomaaliya ka furtay xarun Milatari tii abid ugu weeyneed taas oo lagu tababari doono qeeybaha kala duwan ee ciidamada Qaranka Soomaaliya .

Xaruntaan ayaa qalabkeeda uu u dhameys tiran yahay , waxaana dhismaheeda ku baxay in ka badan 50-Milyan oo Dollarka Mareeykanka ah . Dowlada Turkiga oo mar kaste si weyn u gacan siisa shacabka iyo Dowlada Soomaaliyeed ayaa xaruntaan Milatari waxeey ka hir galiyeen deegaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho .

Furitaanka xeradaan Milatari ayaa waxaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Erdogan iyo masuuliyiin kale oo Turki ah kuwaas oo dhamaantood soo gaari doona gudaha Somalia bisha April ee fooda inagu soo heysa

Hoos Riix si aad Muqaalka u Daawato

LEAVE A REPLY