Daawo Sawirada Doon wayn oo ku soo Xiratay Dakada Hobyo iyo Alaab...

Daawo Sawirada Doon wayn oo ku soo Xiratay Dakada Hobyo iyo Alaab Ganacsi oo Dakada laga Dajinayo

0
SHARE

Waxaa Si rasmi ah loo dajinayaa Dooni Siday shixnado ganacsi taasi oo ku soo xirtay Dekada Maglada Hobyo ee Gobolka Mudug Waxaana Donidaan  ay ka soo shiracay Maglada Dubia ee Dalka isku tag Imaraadka

Doontan ayaa Waxyaabaha a ugu badan ee laga dajinaayo Donidaan ayaa ah sigaar iyo Rashin ,Waxana Shaqo ka heley dhalinyaro badan oo ku Sugan Degmada Hobyo.

Dhanka kale dhawaan ayaa la filayaa in Labo doonyood oo kale ay soo garaan marsada Degmada Hobyo

Ganacsada Galmudug ayaa hada ku dhiiratay in ganacsigooda ay ka soo dajiyaan Dekada maglada Hobyo ee Dhul Xebeedka Gobolka Mudug.

Hayeshee doontaani ayaa hadda laga dajinayaan xebta Degaanka  labad kadib muran shalay ka dhashay dajinteeda balse markii dambe lagu guuleystay in la xaliyo qilaafkaasi

Halkaan ka Daawo Sawirada

 

LEAVE A REPLY