Daawo Sawirada Jaaliyada Sweden oo Xaflad Taageero ah u Qabatay Ra’iisul...

Daawo Sawirada Jaaliyada Sweden oo Xaflad Taageero ah u Qabatay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somaaliya

0
SHARE

Xaflad lagu taageeraayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somaliya ayaa Xalay oo taariikhdu tahay17 /3/2017 lagu qabtay Magaalada Götenbrog ee dalka swedan.

Munaasabadaan oo lagu taagerayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,& madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmajao Ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada dagan dalka sweden garahan Gobolka västra Götaland& Dadweyne Aad u fara badan oo ka soo qayb galay

Sidoo kale unaasabadan lagu soo dhaweynaya Ra’iisul wasaaraha cusub ee soomaaliya aya waxaa laga ka yimiday magaalooyinka Vänersborg & Trollhättan & deeganada ku dhaw dhaw ee ay dagto soomaalida, kuwaas oo isugu jiray Haween, Dhallinyaro, Abwaanno Culumaa”udiin iyo Odayaasha dhaqanka & Fanaaniin laga xusi karo Maxamed Xasan Xusen Lafoole,

Dhanka kale Waxa kale oo ay inti ay socotay munaasabadda Ay ku soo bandhigeen suugaan & heeso wadani ah, Cabdikariin maxamoud Afrax & Bashiir Qoolif oo ka mid ahaa dadkii ka qeybgalay ayaa Wariye abuukar Gaab u sheegay in ay soo dhawaynayaan Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya,
Sidoo kale waxaa Goobta xaflada ku sugana oo xirirnayay Wariye ikraan iyo goobdoon, oo ka tirsan bahada saxaafada,

Dhanka kale Xildhibaanad ka tirsan golaha deeganka Götenbog Saciido mooge ayaa xafladda ka sheegtay in ay ahmiyad gaar ah siindoonto xukumada cusub ee Soomaaliya, waxaana ay ku tilmaantay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in ay yihiin wadaniyiin waxaa ay Aad u jeclaan la hayed in ay ku laabato dalkii mar uun,

Ugu Danbayntii waxaa Xaflad ka Hadlay Masuuliyiin badan oo ka mid ah Dadka Deegaanka Götenbrog,,waxayna coddsi u jeediyeen Xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka dalka Soomaliya waxaa ayna ka dalbadeen inay la shaqeyaan Reysal wasaaraha cusub















LEAVE A REPLY