DAAWO SAWIRADA: Mareeykanka oo soo saaray Diyaarad dagaal oo nuuceeda aan hore...

DAAWO SAWIRADA: Mareeykanka oo soo saaray Diyaarad dagaal oo nuuceeda aan hore loo arag

0
SHARE

Wasaarada gaashaandhiga dalka Mareeykanka ayaa soo bandhigtay Diyaarad dagaal oo cusub taas oo hogaamin doonta dhamaan qeeybaha kala duwan ee ciidamada Mareeykanka gaar ahaan kuwa cirka .

Diyaaradaan oo nuuc Helicopter ah ayaa waxaa ku rakiban Qalab basaasaya Hubka iyo Tiknikada dagaalka ee yaala dhulka , ka dibna waxeey si toos ah uga qaadeysaa Sawiro taas oo ugu dambeynta u direysa Miigag iyo Diyaarado dagaal si ay u duqeeyaan maclumaadkii ay bixisay .

Wadamada , Mareeykanka , Ruushka , Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka , China , Turkiga iyo Iiraan ayaa inta badan ku loolama soo saarista qalab dagaal oo casri ah kuwaas cabsi galiya cadawgooda iyo cid kasta oo ay u arkaan inay ka soo hor jeedo awoodooda Milatari .

LEAVE A REPLY