Daawo Sawirada Wariye ka tirsan Universal oo ku dhaawacmay Qarax Gaarigiisa Loogu...

Daawo Sawirada Wariye ka tirsan Universal oo ku dhaawacmay Qarax Gaarigiisa Loogu Xiray.

0
SHARE

Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana Qaraxaan Lala Eegtay Mid kamid ah Shaqaalaha Universal tv iyadoo Uu jiro Dhaawac halis ah oo soo gaaray wariyaha .

Waxaana Magiciisa lagu sheegay C/xamiid Karazaay oo kamid ahaa Qeybta Editting ka qaraxa ayaa ka dhacay agagaaarka Masjidka Marwaas Ee Degmada Xamar weyne Waxaana Dhawaaca karazaay loola cararay Isbitaal.

Qaraxaan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray ayaa laga maqlay Xaafadaha Ku dhow dhow Degmada Xamar weyne Waxaana Gaariga Qaraxa soo gaaray kamuuqda bur bur Xoogan

LEAVE A REPLY