Daawo Sawiro Cajiib ah :Boqorka Sucuudiga oo markii uu tagay Indonesia &...

Daawo Sawiro Cajiib ah :Boqorka Sucuudiga oo markii uu tagay Indonesia & Saxaafada Caalamka oo soo bandhigta

0
SHARE

Mudo ku dhawaad 50 sano ah ka dib waa markii ugu horeeysay oo Boqor ka socda Boqortooyada Sucuudi Carabiya uu booqdo wadanka Indonesia oo ah dalka ay kunool yihiin Muslimiinta ugu badan dunida .

Boqor Salman Bin Abul Aziiz ayaa xiligii uu ka soo dagayay caasimada Jakarta ee dalka Indonesia waxaa ka socday Roobab xoogan waxaana dalado ku galbinayay masuuliyiin la socday iyo kuwa u dhashay dalka Indonesia .

Madaxweynaha dalka Indonesia Mr.Joko Widodo ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Boqor Salman Bin Abul Aziiz waxaana lagu wadaa inuu booqdo Masaajidada ugu faca weyn dunida kuwaas oo ku yaala gudaha dalka Indonesia .

Booqashada Boqorka Sacuudiga ku tagay dalka Indonesia ayaa noqotay mid si weyn u hadal heyso Warbaahinta Caalamka, waxaana boqorka safarkiisa ku wehliya dad aad u badan oo isugu jira Madax, Ciidan iyo dad kale oo kamid ah shaqaalaha Boqorka.








LEAVE A REPLY