DaawoSawirada Xoolo Dhaqatada ku Nool Dulledka Deganada Sadaxiglo iyo Gawlalo oo Biyo...

DaawoSawirada Xoolo Dhaqatada ku Nool Dulledka Deganada Sadaxiglo iyo Gawlalo oo Biyo Dhaamin loo Sameyay

0
SHARE

HM_ Xafiiska Gaalkacyo Aydoo weli ay tagaan Xaalado Adag oo dhanka Abaraha ah islamarkaana ay sameyn  ku yeelatay Dadka iyo Duunyada Ku dhaqan Deganad Miyiga Gobolka Mudug , Ayaa Abartaasi Waxaa  ku Xola Belay Dad badan  Halka kuwa kalena ay Halis ugu jiraan in ay Ugeeriyodaan Gaajo iyo Haraad Abaartaasi ay ka Dhalatay .

Waxaa  Wali Soconaya  Olale Loogu Guranayo Dadkaa ku Harsan Degaanada Dhulka Miyiga Si Halkaasi Loogu Geeyo Biyo iyo  Baad , iyadoona Ururka Naafad oo ka Mid ah Ururada Danyarta ah ee Fadhigiisu yahay Magalada Gaalkcyo ay markii ugu Horey  bilaabeen  Biyo Dhaamin ay uga Qayb Qadanayan Gurmadka Abaaraha ee la gaarsiinayo Dadka ay abaaruhu Sameyeen

Dadkii Ka Hadalya Barnamijkan Gurmadka ah waxa ka Mid ahaa  Cabdirahmaan Yaashin  Gudomiyaha Ururka Naafad Gobolka Mudug  , Waris cabdilaahi Shirwac  Xoghaya Ururka Naafada Gobolka Mudug  iyo Sidoo Kale  Faysan Mursal xasan Oo ka mid ah Ururka Dhalinyada Galmudug  Waxana Dhamaantood ay Shacabka iyo ganacsatada ka Codsaden in Gurmadka Abaaraha ay ka Qayb Galaan

Biyo Dhaamintan aya Waxa ka Faaideystay Dad Xoolo Dhaqato ah oo ku dhaw Deganada Sadaxiglo ,Gawlalo iyo Tuulooyin Badan oo Deganadaasi Hoos Taga

 

Halkaan ka Daawo Sawirada

DSC02454DSC02447DSC02456DSC02459DSC02469DSC02478DSC02468DSC02474

LEAVE A REPLY