(Deg Deg ah-Dhageyso) Madaxweynhii hore ee Dowlada Galmudug oo ku dhawaqay arin...

(Deg Deg ah-Dhageyso) Madaxweynhii hore ee Dowlada Galmudug oo ku dhawaqay arin mudda la sugayay kadib markii u dhwaan

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo la hadlay warbaahinta ayaa ku taliyay in wada hadal lalal furo maamulka ahlusan waljmeeca ka hor doorashada Madaxweynaha Galmudug .

caalin ayaa shegay in wada hadalo lala furo ahlusuna waljeeca ay fududeyn karto hormar ay gaaraan shacabka gobolada dhaxe ee dalka soomaliya .

Hoos ka Dhageyso codka caalin

LEAVE A REPLY