War Deg Deg ah Xildhibaan ka Tirsan galmudug oo Qarax Goordhaw ka badbaaday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug in uu ka badbaaday Qarax la dhigay gurigiisa hortiisa.

Qaraxa ayaa ahaa Miino sida uu kusoo Waramaayo Wariyaha Risaala ee Galmudug.

Guriga qarax la dhigay ayaa ku yaalla xaafad lagu magacaabo  Waaberi  oo ka tirsan  magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey.

Faah Faahino Dheeraad ah Goordhaw Filo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements