Dhageyso Xiisad ka Taagan Cadaado , Dad badan oo Xabsiga La dhigay...

Dhageyso Xiisad ka Taagan Cadaado , Dad badan oo Xabsiga La dhigay iyo maxkamada sare ee Galmudug oo Ga,aan dag dag ah ka soo saartay

0
SHARE

HM}}Xafiiska Gaalkacyo Kadib markii Gabar Yar oo la Gawracay Meydkeeda laga Helay Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Dowlada Galmudug aya Mgaladaasi waxa ka bilowday  Bananbaxyo iyo Sido kale Rabsho kala duwan oo ay wadaan Dad Caraysan

Arintan aya ka Dhalatay Markii la Helay Meydka Gabadhaasi Waxana Baaritaan ay Sameyeen Ciidamada  Galmduug lagu soo Qabtay Haweeney Shegatay in Dlkaasi ay ka Danbeysay iyadoona Qofka edeysanaha ah  hada ay gacanta ku hayaan Ciidanak Galmudug

Maxkamada Sare ee Dowlad Gobaleedka Galmudug aya ka Soo Saartay Go,aan dag dag ah Kadib markii ay Bateeen Rabshada ay abaabulayaan Dad rayid ah waxana arimahasi ka hadlay  Gudoomiyaha Maxkamada Degamada Cadaado Sheikh Cabdi Rashiid  Cabdulaahi  ,iyo masuuliyiin kale

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhaeysato

LEAVE A REPLY