Dhagayso:Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Galmudug Oo Lagu Muran Sanyahay

Dhagayso:Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Galmudug Oo Lagu Muran Sanyahay

0
SHARE
Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug cali gacal casir ayaa sheegay in dhawaan uu furmi doono kala fadhiga xildhibaanada baarlamaanka galmudug oo looga hadli doono arimo badan
Cali gacal casir gudoomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa sheegay in waxyaabaha kala fadhigaan looga hadli doono ay ka mid tahay doorashada madaxwaynaha galmudug ka dib markii uu is casilay c/kariin xuseen guuleed madaxwaynihii galmudug wuuxuuna sheegay in waqtiga ay doorashadu dhacayso hada ka dib la go,aamin doono ayadoo la eegayo xaalada ka jira deegaanada galmudug sida abaaraha
Gudooomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa dhinaca kale sheegay in wafti ka socda xildhibaanada galmudug ay kormeeri doonaan deegaanada galmudug ee ay abaaruhu ku dhufteen si loo ogaado  xaalada dhabta ah ee ay dadkaasi haatan ku nool yihiin
Hoos Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY