Dhageyso Al-Shabaab oo Hubkii ugu Badnaa loo Gacan Galiyay iyo Beelo arintaasi...

Dhageyso Al-Shabaab oo Hubkii ugu Badnaa loo Gacan Galiyay iyo Beelo arintaasi Abaabulay

0
SHARE

Al-Shabaabka ku sugan degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe waxaa lagu wareejiyay Qoryaha looyaqaan AK47 iyo Rasaas aad u badan.

Beesha Cawrmale oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega Qeybo ka mid ah gobolada Jubbooyinka ayaa hubkaas ku wareejisay Shabaab.

Abuu Cabdalla oo ah Wakiilka Shabaab ee Jubbooyinka ayaa cadeeyay hubka lagu wareejiyay ay kula dagaalami doonaa Dowlada federaalka.

Halkan Hoose Riix si aad Codkooda u Dhageysato

LEAVE A REPLY