Dhageyso:- Al-shabaab oo Odayaal Caan ah Afduubtay . Aqriso Sababta loo afduubtay

Dhageyso:- Al-shabaab oo Odayaal Caan ah Afduubtay . Aqriso Sababta loo afduubtay

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Degaanka Gaal-leefta oo hoosyimaadda  Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Dab qabadsiiyeen Degaanka Gaal-leefta islamarkaana ay gubeen dhamaan Tuulada oo dhan.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Dhamaan Tuulada ay Gubatay islamarkaana Shabaabku ay Dabka qabadsiiyeen.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa Afar Oday oo degaanka Caan ka ahaa watay,waxaana aan la ogeyn halka ay la aadeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warkaas oo Faah-faahsan

Halkan Hoose Riix Si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY