Dhageyso banaanbax Xoogan oo Maanta ka Dhacay Magaalada Cadaado Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso banaanbax Xoogan oo Maanta ka Dhacay Magaalada Cadaado Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Banaanbax looga soo horjeedo Dhacdo Fool xun oo Shalay ka dhacday Magaalada cadaado oo aheyd Gabar 7 jir ah oo la Gowracay islamarkaana la jarjaray ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG Galmudug.

Banaanbaxa ayaa waxaa dhigay Dad u badan Dumar iyo Haween,waxaana ay Dalbadeen in Sharciga la horkeeno Qof Haween ah oo Falkaasi sameysay..

Sidoo kale waxaa jira Guryo badan oo ku yaalla Magaalada Cadaado oo Dab la qabadsiiyay,iyadoo Maamulka Galmudug aysan weli ka hadlin.

Halkaan Hoose  Riix si aad u  dhageysato Wareysi

LEAVE A REPLY