DHAGEYSO: Barnaamij Xiiso Badan -Madaxweynaha Ururka Ahlusuuna Sheikh Maxamed Shaakir”Waxaan Xad La...

DHAGEYSO: Barnaamij Xiiso Badan -Madaxweynaha Ururka Ahlusuuna Sheikh Maxamed Shaakir”Waxaan Xad La Leennahay Puntland & Koonfur Galbeed, Galmudug Kuma Biireyno, Hubna Ma Wareeji Doonno

0
SHARE

Madaxweynaha maamul-ka gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa  sheegay in maamulkiisa uu ka taliyo gobollada Mudug, Galgaduug iyo Hiiraan, isagoo intaa raaciyay in aanay aqoonsaneen maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle, oo xadka maamulkiisa uu yahay Puntland illaa Koofur Galbeed.

 

Maxamed Shaakir ayaa wax laga weydiiyay  in maamulkiisa uu yahay hal jufo oo deggan magaalooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel, arrintaas waxaa uu tilmaamay mid ay saxaafadda abuurtay, waxaa uu tusaale u soo qaatay shaqaale gacan yare u ahaa oo la joogay oo uu sheegay in ay Xildhibaanno ka yihiin maamulkiisa, beelo kalana ay ka soo jeedaan wuxuu meesha ka saaray inuu ku biiro doono galmudug

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY