DHAGEYSO:- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madoow)”Farmaajo Wixii Maxamed Siyaad Bare Ku Dhacay...

DHAGEYSO:- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madoow)”Farmaajo Wixii Maxamed Siyaad Bare Ku Dhacay Ayuu Xusuusta Somaliland Ma Soo Faragalin Karo

0
SHARE

Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madoow) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay fikirkiisa ku aadan madaxweynaha somalia maxamed C/laahi farmaajo.

Buurmadaw ayaa sheegay in madaxweynaha somalia uuna si fudud arinta somaliland ugu deg degi doonin wuxuu sheegay in somaliland iyo wixii dhexmaray xukumadii jaale maxamed siyaad bare ay tusaale u tahay madaxweynaha Cusub

Halkan Hoose Ka Dhageyso Arinta Boqor Buurmadaw Uga Hadlayo Madaxweynaha somalia

LEAVE A REPLY