Dhageyso Burcad Badeed Soomaali ah Oo Afduubtay Markab Ganacsi oo Wayn

Dhageyso Burcad Badeed Soomaali ah Oo Afduubtay Markab Ganacsi oo Wayn

0
SHARE

Saraakiisha ammaanka ee Somalia ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah.

Saraakiishan ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland. ILA-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa waxa ay  sheegayaan in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka dalka Imaaraadka.

ILA-wareedyada ayaa sheegaya in ugu yaraan 8 qof ay ku lug-leeyihiin howlgalka afduubka markabkan.

Wararka qaar ayaa intaasi ku daraya in markabkan loola kacay dhinca xeebta Raas-Casayr.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Warbixin

LEAVE A REPLY