Dhageyso Dad Badan oo Gaalkacyo Lagu Xir Xiray Saacadihii la Soo Dhaafay Wararkii Ugu Danbeyay

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa saakay howlgalo ka wada waqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxana howlgalada lagu xaqiijinayaa amaanka Magaalada.

Ciidamada ayaa Magaalada ka baadigoobaya shaqsiyaadki ka danbeeyay dhaawaca Xildhibaan ka atirsan baarlamaanka Maamulka Puntland kaas oo ku dhaawacmay qarax gaarigiisa logu xiray.
Gadiidka iyo guryaha ayey Ciidamada saakay baarayaan waxana aad u yar isku socodka ganacsiga iyo gadiidika

.
Saraakiil ka tirsan ciidamada puntland ayaa  sheegay in gacanta lagu soo dhigay tiro dad ah oo loo haysto in ay ka dambeeyeen qarax gaarigiisa loogu xiray xildhbaan c/qaadir faarax bootaan oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka puntland

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements