Dhageyso Waraysi Dhacdo Xanuun Badan Gobalka Mudug aabo Doonaya in Wiilkiisa uu...

Dhageyso Waraysi Dhacdo Xanuun Badan Gobalka Mudug aabo Doonaya in Wiilkiisa uu iibiyo si Abaarta ay u Helaan Biyo iyo Cunto uu ku Badbaadiyo Caruurtisa Kale

0
SHARE

Dhacdooyinka xauunka badan ee laga dhaxlayo Abaaraha ka jira dalka ayaa isa soo taraya, waxaana dhacay dhacdooyin ay ka mid yihiin in ay is dal dalaan qaar ka mid ah dadkii Abaarta ay xoolaha dhaafisay iyo in xoolihii naf ahaantooda ay iyagu is cunaan.

Waxaa kaloo jirtay dhacdo ka dhacday Degaano ka mid ah Soomaaliland kadib markii Neef Orgi ah Ilmo yar oo Saddex bilood jiray uu cunay, kaasi oo dhaawac aad u xoogan ilmahan yar yarka ah gaarsiiyay.

Intaasi oo dhan mid ka duwan ayaa hada jirta dadkii xoolaha Abaarta ay dhaafisay ayaa waxaa la soo gudboonaatay xaalado adag oo dhanka nolosha ah, waxaana taasi ay sababtay caruurta ay dhaleen qaarkood in ay ku raadiyaan Iib.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY