DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo war ka soo saartay dadkii lagu xasuuqay dalka yemen

DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo war ka soo saartay dadkii lagu xasuuqay dalka yemen

0
SHARE

Qunsulka Guud ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Yamen Axmed Cabdi Xasan Suudaani  ayaa sheegay in ay baarayaan Meydad la sheegay in weli lagu la’yahay duqeyn ka dhacday Xeebaha Dalka Yamen.

Waxa uu sheegay in ay baarayaan meydadkaasi isla markaana ay Warbaahinta u soo bandhigayaan tirade guud ee duqeyntaasi ku waxyeeloowday.

Qunsulka waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay gurmad ugu sameyn lahaayeen dadka Soomaaliyeed ee dhibaatada gaartay.

Halkan Hoose ka Dhageyso

LEAVE A REPLY