Dhageyso Duqa Gaalkacyo Dhanka Puntland ”Hadaba Reer Galmudug ha Ogadan Wado Gaalkacyo...

Dhageyso Duqa Gaalkacyo Dhanka Puntland ”Hadaba Reer Galmudug ha Ogadan Wado Gaalkacyo Noo Xiran malahan Baabuurta Koonfur ka imaanayana …. ”

0
SHARE

Duqa Degmada Galkacyo oo Saxaafada Kula Hadley  magalada Galkacyo ayaa ka hadalay Wadooyinka Gudaha magalada Galkacyo oo la Furay

Duqa degmada Galkacyo maxamud yaasin axmed tumay ayaa shegay in ay fureen dhamaanba wadooyinkii xiranaa ee Gudaha Maglada Galkacyo

Dhankale Duqa Ayaa shegay in ay xirantahay wadada way lamigaa ee dhanka Galmudug isagoona ugu baqay in furan wadada

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY