Dhageyso: Faah Faahino Dheerad ah Ciidamada Galmudug oo gacanta kusoo dhigay ruux...

Dhageyso: Faah Faahino Dheerad ah Ciidamada Galmudug oo gacanta kusoo dhigay ruux dilka gaystay deegaanka xingod ee gobalka mudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Deegaanka xingod ee koonfurta gobalka mudug ayaa waxaa shalay ka dhacay dil loo gaystay mid ka mid ah dadka deegaanka waxaana dilkaasi gaystay nin hubaysan oo asna deegaanka ku sugnaa ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray caydiid warsame siyaad.

Gudoomiyaha xingod abshir cali axmed  ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay ninkii dilka gaystay ayna hayaan ciidanka booliska galmudug Cadaaladana lawaafajin doono.

Gudoomuaha aya Sheegay in Dadka degaanka ay mar walba la shqeeyaan maamulka si la isaga kaashado in laga hor tago  cid walba oo dhibato u keeni karta daganaashaha iyo sidoo kale kala danbeyn uu shegay in ay ka jirto deganka cingod ee koonfurta gobalka Mudug

Halkaan Hoose Riix si aad u hagaysato Waraysiga

LEAVE A REPLY