Dhageyso Gaalkacyo oo Galaysa Marxalad Cusub ,Labada dhinac oo Dad Dagan ay...

Dhageyso Gaalkacyo oo Galaysa Marxalad Cusub ,Labada dhinac oo Dad Dagan ay Rajo fiican hadal hayaan

0
SHARE

Habenkii la doortay La Doorrtay Madaxweynaah Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar qur ah Jawiga Gaalkacyo is badashay waxaa shacabka mar qur ah ay isku gubeen Qeybaha ay ka kooban tahay Magalada Gaalkacyo tan iyo markii uu sanadkii hore uu dagaal ka dhacay Magalada Gaalkacyo kuwasi oo ku faraxsanaa guusha Madaxweynaha isalmrkana qaaday dhagaxaan horay maamulada Galmudug iyo Puntland ay ugu gooyeen magalada Gaalkacyo .

Hadaba Shacabka reer Gaaalkacyo ayaa qaba in xirnaashaha wadooyinka ay lugta ku hayso arimo siyasadeed oo ka fog Dareenkooda balse bulshada si adag ugu horjedaan xirnaasha wadooyinka oo wali sifa la;aan ah u xiray .

Duqa Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare iyo   Maxamuud Yaasiin Axmed Tumey yaa sheegay in aysan ku faraxsanaeyn in Gaalkacyo ay ku jirto xaalad hadda ay ku sugan tahy inkasto uu xusay in mar kasto ay ku dadalayan sidii la isku furi lahaa Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso codka Labada masuul

LEAVE A REPLY