Dhageyso Galmudug oo Dhaliilsan Hay,ada Samafalka ee Degankaasi ka Shaqeeya

Dhageyso Galmudug oo Dhaliilsan Hay,ada Samafalka ee Degankaasi ka Shaqeeya

0
SHARE

Gudoomiyaha Baarlamaanka galmudug cali gacal casir ayaa hay,adaha samafalka ee ka howlgala soomaaliya ku eedeeyay in ay hagradeen deegaanada galmudug oo aysan gar gaarkii looga baahnaa ka fulin
Cali gacal casir ayaa sheegay in ay wax laga xumaado tahay in hay,ado aan xarumo ku lahayn galmudug ay mar kasta sheegtaan in dadka reer galmudug gurmad u fidiyeen wuxuuna hay,adaan galmudug xafiis ku lahayn ugu baaqay in ay dag dag xafiis uga furato
Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa sheegay in shacabka reer galmudug looga baahan yahay in ay fahmaan hagar daamada ay hay,adaha qaarkood ku hayaan ayna ayagu isku tashtaan wuxuuna ugu baaqay dadka reer galmudug ee wax haysta in ay u gurmadaan kuwo kale ee walaalahood ah ee ay abaartu saamaysay waxay cunaan iyo waxay cabaana aan haysan

Hoos Ka Dhagayso Codka Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir 

LEAVE A REPLY