Dhageyso Galmudug oo Sameysay Talaabo Muhiim ah oo dad badan ay soo...

Dhageyso Galmudug oo Sameysay Talaabo Muhiim ah oo dad badan ay soo Dhaweyeen

0
SHARE

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Gurmad deg Deg ah u fidiyay Carruur Isbitaalka Magaalada Cadaado loo dhigay Xanuunka Shubanka iyo Nafaqo daro.

Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug ayaa sheegay in Halkaas ay ku Arkeen Xaalad aad u adag islamarkaana Xanuunka ay Carruurta ugu darsameen Nafaqo daro.

Halkaan Hoose ka dhageysonCodka

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.