Dhageyso-Galmudug oo si aan horay loo arag uga hadashay howgalki ka dhacay...

Dhageyso-Galmudug oo si aan horay loo arag uga hadashay howgalki ka dhacay deegano gobolka mudug iyo shacabka oo iga digtay

0
SHARE

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Col-Cabdi Jaamac Cabdulle xabeeb oo la hadlay hobyomedia.com ayaa waxaa uu sheegay in xilligaani uu wanagsan yahay amaanka guud ee deegaanda galmudug isagoona ugu baaqay shacabka reer galmudug in ay gacan weyn ay siiyaan laamanah amaanka si buu yiri looga hortago kooxaha falalka amaan darida ka wada deeganada Galmudug.

Xabeeb ayaa sidoo kale howgalkii dhawaan ka dhacay konfurta mudug laguna dagaalamaya alshabaab ayaa waxaa uu ku tilmaamay in uu ahaa mid aan loo baahneyn xilligaani madama lagu guda jiro xilli dadka ay hayso abaaro xoogan wuxuuna ugu dambeynti uu xusay in shabaabkii ku sugnaa deeganda ceel huur iyo ceel cabdi ay dib ugu laabtaan dagmada xarar dheere ee  gobolka mudug.

Hoos ka Dhageyso codka Taliyaha

LEAVE A REPLY