Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Bandiiradley oo ka Waramaya Shil dad ay ku Dhinten...

Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Bandiiradley oo ka Waramaya Shil dad ay ku Dhinten oo ka Dhacay Duledka Bandiiradley ,iyo Xalada Dhawacyada

0
SHARE

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay  ka soo baxaysa shil Gaari oo  ka dhacay Degaanka Bandiiradley

Shilkan ayaa waxaa ku dhintay Hal Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha laamaha caafimaadka.

Dadka ku dhaawacmay shilkan Gaari ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY