Dhageyso Magacyada Saraakiil Sare Sare oo Shabaab ka Tirsana oo la Dilay

Dhageyso Magacyada Saraakiil Sare Sare oo Shabaab ka Tirsana oo la Dilay

0
SHARE

Saraakiisha la dilay ayaa waxaa ka id ah Aw-maxamed, iyo indho Buur oo al-shabaab u qaabilsanaa Gobalka Jubada Hoose
Afhayeenka qeybta Amniga Maamul Gobaleed Jubaland ayaa intaa hadlkiisa ku daray dilka saraashiii Al-shabaab uu wax badan ka badali doono Xaalada Amaanka Deegaanada Maamulkaasi.

Maamulka Jubaland ayaa Ciidamadiisa gaar ka ah ku amaanay Tilaabooyinka ay uqaadeen Dhanka Howlgalada lagu beesanayo Xunaha Al-shabaab oo ay sheegay inay Halis ku yihiin guud ahaan Amaanka Soomaaliya.

Halkan Hoose Riix

LEAVE A REPLY