Dhageyso Maxa ka Jira in Maamulka Ahlusuna Hubka ay kala Wareegeen Ciidanka...

Dhageyso Maxa ka Jira in Maamulka Ahlusuna Hubka ay kala Wareegeen Ciidanka Ethiopia…

0
SHARE

Maamulka Ahlusuna ee Gobolada dhexe ayaa ka hadlay hub ciidanka itoobiya ay ku wareejiyeen Maamulkooda,

Afayeen u hadlay maamulka Ahlusuna ayaa sheegay in ciidankooda aysan la wareegin hubkaasi isla markana magaalada balanbale aysan kula kulmin ciidan itoobiyaan ah,

Wareysi lala yeeshay afayeenkan ayaa dhanka kale waxaa lagu waydiiyay wararka sheegaya in Ciidan itoobiyaan ah ay soo gaareen Deegaanka Balanbale,

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY