Dhageyso Mudug Dad laga Afduubtay oo Puntland ay ku tuhmayso in galmudug...

Dhageyso Mudug Dad laga Afduubtay oo Puntland ay ku tuhmayso in galmudug ay afduubteen , Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Wararka ka imaanaya magaaladda Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in 9 ruux oo kaluumeysata ah halkaas laga afduubtay.

Ragaan la afduubtay ayaanan la ogeyn cida ka dambeysay afduubkooda, gudoomiyaha degmada Garacad ayaana sheegay iney ka wal walsan yihiin in afduubkaas ay Al-Shabaab ka danbeyeen.

Waxaa uu dhanka kale sheegay in dhamaan waxii uga yimaada dhanka Koofurta Soomaaliya ay cadow ku yihiin Puntland ayna suuragal tahay in maamulka dariska la ah ee Galmudug ay arintaas ka dambeeyeen Waxana ay shegen Madaxda Puntland in dadka deganka ay ku tuhmayan in afduubkaasi ay ka danbeyaan dad ka soo jeeda dhanka galmudug ama shabaab

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY