Dhageyso-Puntland oo dagaalkii Gaalkacyo kadib ku dhawaaqay arin culus iyo galmudug oo...

Dhageyso-Puntland oo dagaalkii Gaalkacyo kadib ku dhawaaqay arin culus iyo galmudug oo sheegtay

0
SHARE

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay xalada magalada Gaalkacyo kadib dagaalkii labada maamul uu ku dhaxmaray galbeedka Gaalkacyo.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Tumey ayaa sheegay in puntland ay qaadatay hadalkii ka soo baxay madaxweynaha soomaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo kaasi oo ahaa in labada dhinac ay u diyaar garooban dib heshiinta dhab ah iyo in ay joojiyaan dagaalada inta badan ka dhacay Gaalkacyo.

Tumey ayaa sheegay in Puntland ay markasto diyaar u tahay nabadda Gaalkacyo wuxuuna ka codsay Dowlada Galmudug in ay dhankoda la qaataan nabadasi  madama uu xusay in lagu jiro xilli adag.

Hoos ka Dhageyso codka Tumey

LEAVE A REPLY