Dhageyso Qudbadi oo Dhamaystiran Ra,iisul Wasaraha uu ka Jediyay Madaxtooyada Markii uu...

Dhageyso Qudbadi oo Dhamaystiran Ra,iisul Wasaraha uu ka Jediyay Madaxtooyada Markii uu Magacabay Liiska Golaha Wasiirada isago ka Hadlay Sababaha iyo Qaabka uu u Maray Xulashada Golaha wasiirada

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho  Maanta Waxaa lagu Dhawaaqay Liiska Cusub ee  Golaha Wasiirada Dowlada  Fadaraalka Soomaliya Kadib munaasabad Kooban oo ka Dhacday Xarunta madaxtooyada Dowlada Soomaliya Halkaasi oo ay Xaadir ku Ahaayeen inta Badan Shaqsiyaad ka mid noqday golaha wasiirada Cusub ee Soomaliyeed

Ra,iisul Wasaraha Dowlada Fadaraalka Soomaliya aya Qudbad socototay Dhawr Daqiiqo ka hor jeediyay Golaha wasiirada uu soo dhisay waxa uu  sheegay in waqti dheer uu ku bixiyay sidi golaha wasiirada loo soo xuli laha waxana uu ka shekeeyey qaabka uu ku xushay golaha wasiirada ee uu soo magacaabay

Halkan Hoose Riix si aad Qudbada oo dhamaystiran u Dhagayesato

LEAVE A REPLY