Dhageyso+ Sawirada Dadka Ku Nool Degaanka Xeero. Dhagaxley Oo Dalbaday Gurmad. Deg...

Dhageyso+ Sawirada Dadka Ku Nool Degaanka Xeero. Dhagaxley Oo Dalbaday Gurmad. Deg Deg ah .

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Degaanka Xeero Dhagaxley EE Kunfurta Gobolka Mudug  Galmudug ayaa waxaa Xiligaan ka Tagan Abaar Xoogan oo Sameyn Ku yeelatay Dadka Iyo Xolaha Halkaasi ku sugan dad badan oo Xoolo Dhaqato ah ayaa  ku Xoolo Beelay Abarta

Meelaha Abarata Ba.an ka Jirto waxaa ka mid Laanta Xaabley Baraagta Cismaan Ducaale iyo Meelo kale oo dhamaantooda ku teesan Degaanka Xeero dhagaxley ee Gobolka Mudug .

Dadka Degaankaas  ayaa weli helin wax Caawimaad Biyo iyo Cunta midna Taasi oo keentay in dad iyo Xoolo Badan ay igu Geeryodaan Haraad iyo Gaajo.

Maamulka Degaankaas ayaa Horey Biyo Dhaamin ugu Sameyey Qar ka mid ah Dadka Xolahooda  ku Waayay  Abarta.

Bulshada Iyo Maamulka Degaanka Xeero dhagaxley ayaa Dalbaday  in Gurmad,Deg Deg ah La Gaarsiiyo Maadaama Dadka iyo Xolaha ay Hilis ay ku jiraan.Waxa ayna Baaq udireen Dadka Jaaliyada ah EE Ka Soo Jeeda Degaankaas. Iyo Hay,adha Samafalka .Dowlada Somaliyeed,

UGU Horey Waxaa Warbaahinta ka hadalay Gudomiyaha Degaanka Xeero dhagaxley Xasan Sheikh Cilmi Cosoble  wuxuuna Sheegay in Dadka Ree Miyiga ah ay Dhowr jeer Gurmad Biyo Dhamin ah ay usameyeen. Balse hada ay u taagwayeen. Asagoona Xusay in ay Socdaal ku Mareen Dhamaan Degaanada Abartu ka Jirto ee Hoos Yimidda Degaanka Xero dhagaxley ee Gobolka Mudug

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

 

Wixii Gurmad ahWaxaa Loogu Haajinayaa Maamulka Degankaas. Xasan Shiekh Cilmi

Kala Xariir Telka +252615494827 ama+252618127958

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada

IMG_0185IMG_0318IMG_0319IMG_0320IMG_0327IMG_0333IMG_0334IMG_0335IMG_0342IMG_0346IMG_0353IMG_0380IMG_0398IMG_0405IMG_0501IMG_0512IMG_0523IMG_0534

LEAVE A REPLY