Dhageyso Sida ay u Dhacday Dhacdo La yaab leh kadib Markii Nin...

Dhageyso Sida ay u Dhacday Dhacdo La yaab leh kadib Markii Nin Dagan Guraceel uu Xaaskiisa Gawracay

0
SHARE

Maxamed Cabdi Siyaad Oo la sheegay in Madaxa looga Jiro ayaa maanta Xaaskiisa Canab File Waxa uu ku gowracay Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud.

Waxaana la sheegay In Maxamed Cabdi Siyaad Xaaskiisa uu Gowracay ay u heysay 7 caruur ah iyadoona Dadkii isku Dayay In ay kadhiciyaan uu ku bursaday Tooreydii uu Ku Gowracay Xaaskiisii.

Waxaana ugu dambeentii Gacanta ku dhigay Sida la sheegay Ciidamada amaanka Magaalada Guri-cee

Halkan Hoose Riix si aad Waraysi arinta ku Sabsan u Dhageysato

LEAVE A REPLY