Dhageyso Warar Dheraad ah oo laga Helay Qarax Xoogan oo Gaalkacyo ka...

Dhageyso Warar Dheraad ah oo laga Helay Qarax Xoogan oo Gaalkacyo ka Dhacay iyo Xildhibaan Qaraxaasi lala eegtay Waa Sidee Xaalada Gaalkacyo

0
SHARE

Qaraxan oo ka dhacay meel aan sidaas oga fogayn Hotel Classic ee magaalada Gaalkacyo ayaa xildhibaanka loogu xiray Gaarigiisa oo ah nooca loo yaqaan Saabuun Qubaysta xili uu kasoo baxay hotelka oo uu daganaa.

Dhawac xildhibaanka ayaa loola cararay xarumaha Caafimaadka Gobolka Mudug waxaana sidoo kale wararku sheegayan in Xaaladiisa Caafimaad ay aad u cuslay oo qaar kamid ah Hilbihiisii gaarigii lagu dhex arkay.

Xildhibaan Cabdi qaadir Bootaan oo kamid ah Xildhibanada Puntland ayaa Qaraxaasi ku  dhaawacmay qaraxa loogu xiray Gaarigiisa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Waxan ka Hadlay Qaraxaasi sida uu u Dhacay “Gudomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif”

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY