Dhageyso Waraysi Ahlusunna oo Xukuno ay ku Jiraan Dil toogasho ku...

Dhageyso Waraysi Ahlusunna oo Xukuno ay ku Jiraan Dil toogasho ku xukumay Dad Edeysanayaal ahaa

0
SHARE

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay xukun maalin ka hor maxkamad ku taala Degmada Guri-ceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi.

Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlu-sunna Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhibaato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida ay yiraahadeen madaxda maamulka Gobolada Dhexe.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY