Dhageyso Waraysi duqa dagmada gaalkacyo ee galmudug Xirsi Yusuf Bare ’’Wali puntland...

Dhageyso Waraysi duqa dagmada gaalkacyo ee galmudug Xirsi Yusuf Bare ’’Wali puntland Wadooyin kale aya u Xiran Nabada Gaalkacyo Dan aya noogu Wada jirta’’

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Kadib Markii Maayarka gaalkacyo ee Dhaka Puntland uu shegeen in Maamulkooda ay Fureen Wadooyinkii u xirnaa Maamulka Puntland ayaa Waxa uu sheegay in Dhanka Galmudug ay wali u xiran yihiin Wadooyin  dagaalkii gaalkacyo ay galmudug xiratay

Hadaba duqa dagmada gaalkacyo ee galmudug Xirsi Yusuf Bare oo la Soo Xiriiray Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com ee Gaalkacyo ayaa Waxa uu   sheegay in ay wanagsan tahay in la furo wadooyinkii dagaalkii gaalkacyo ku xirmay Balse wali puntland ay u xiran yihiin wadooyin muhiim ah oo ay ka mid yihiin wadada taaroge iyo sidoo kale wadooyin kale oo inta kale ay isticmaalan shacabka galmudug

Waraysi Xiiso badan oo aanu la yeelanay Xirsi Yuusf Bare ayaa Waxa uu ku soo Hadal qaaday arimo ku saabsan dagaalkii Gaalkacyo ,Wixii laga Dhaxlay iyo sidoo kale in Nabada Gobalka Mudug ay dan ugu jirto Labada dhinac

Hoos ka Dhageyso Coda

 

LEAVE A REPLY