Dhageyso Waraysi Sirta Dhabta ah ee ka Danbeysay Soomalida Kale ee Mareynkanka...

Dhageyso Waraysi Sirta Dhabta ah ee ka Danbeysay Soomalida Kale ee Mareynkanka laga Masaafuriyay

0
SHARE

Dawladda Maraykanka ayaa tarxiishay koox kale oo muwaadiniin Soomaali ah oo la sheegay in maanta laga dejiyey magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta Muqdisho kasoo degtay diyaarad wadda Soomaaliya laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka.

Dadka lasoo masaafuriyey ayaa ilo lagu kalsoon yahay waxay idaacadda VOA u sheegeen inay tiradoodu dhan tahay 68 qof.

Waa markii labaad ee dad laga soo masaafuriyey Maraykanka ay soo gaaraan Muqdisho tan iyo intii uu xukunka qabtay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY