Dhageyso Waraysi }Wasiiro ka Tirsan Galmdug Gor Gortan laga Gali Maayo dorashada...

Dhageyso Waraysi }Wasiiro ka Tirsan Galmdug Gor Gortan laga Gali Maayo dorashada Galmudug ,Ahlusunna Waa Beel Xaquuqdooda waa la siinaya

0
SHARE

Dib u heshinta oo ah xalka kaliye ee lagu guleysan karo islamrkana maamulka ahlusan waljeeca ee ku sugan dhuusa mareeb loogu soo dari karo galmudug si ay u guuleystaan shacabka gobolada dhaxe ayaa haddane waxaa jira siyasiin siyaabo kale uga hadlay sida loo wajahayo wada hadlada iyo xilliga loo baahan yahay in la qabto dib heshiintasi si looga gudbo dib u dhac xoogan.

Hadaba wasiirka dastuurka iyo dib u heshiinta Galmudug Maxamed Cismaan Socaal ayaa sheegay in ahlusan waljeeca lala xaajoon doono doorshada kadib sida uu hadalka u dhigay inkastoo uusan sheegin sababta uu arintaasi u sheegay .

wasiirka ayaa intaas ku daray in galmudug ay ka go’antahay in dib u heshiin dhab ah ay kala dhax dhigaan dhamaan beelaha Galmudug isla Markaana beelaha  sheganaya in dowlad gobaleed ay yihiin la qancin doona siyaasiyiinta doonaya jagooyinka iyo wixii la mida

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY