Dhageyso Warbixin ku Saabsan Qurba Joogta iyo Doorka dib u Dhiska Dalka...

Dhageyso Warbixin ku Saabsan Qurba Joogta iyo Doorka dib u Dhiska Dalka somaaliya

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho Warbaahinta Hobyomedia.com   ayaa Waxa ay idin soo Gudbinaysa Warbixin Xiiso Badan oo ku saabsan doorta Qurbo Joogta Soomaliyed iyo Kaalinta ay ku leeyihiin Dib u Dhiska Dalka , Waaxna Warbixintan aanu ku soo Qaadan Doona Sida Qurbo joogta Dalka dib ugu soo laabtay iyo Waxyaabaha kala duwan ee Ay Dalka ku Soo Kordhiyeen iyo Sidoo kale Mashaariic u Badan shaqo Abuur oo loo sameyay dhalinyaro farabadan  oo Dalka wax ku Bartay.

Hadaba Wariye Mohammed Abdikadir Silver Ayaa Warbixinta ku Eegaya  Doorka Qurba Joogta iyo Kaalinta ay ku leeyihiin Dib u dhiska Dalka Kadib Mudo ka Badan 20 Sano oo uu Dalka soo Maray Marxaladooyin kala duwan 

Hoos ka Dhageyso Warbixinta

LEAVE A REPLY