DHAGEYSO WAREYSI:-Cabsi weyn oo laga qabo in weeraradii Burcad-badeedda ay dib u...

DHAGEYSO WAREYSI:-Cabsi weyn oo laga qabo in weeraradii Burcad-badeedda ay dib u soo laabtaan

0
SHARE

Agaasimayaha hay’adda la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya Prof. Muxiyadiin Cali Yusuf (Farbuur) ayaa sheegay inay jirto cabsi laga qabo in weeraradii burcad badeeda ay soo noqdaan.

Arrinta ayuu sheegay inay ugu wacan tahay kadib markii dhawaan kooxo hubeysani ay xeebaha degmada Caluula ee Puntland ku afduubeen Markab markii dambe lagu qasbay inay sii dayaan.

Sii deysmada markabkaas ayaa ku timid dadaal ay sameeyeen odayaasha deegaanka iyo mas’uuliyiinta maamulka Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO WAREYSI

LEAVE A REPLY