Dhageyso Wasiir la Dhigay Xabsi ay Maamulaan Ciidanka Amisom Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Wasiir la Dhigay Xabsi ay Maamulaan Ciidanka Amisom Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Wararka aynu ka heleyno Xabsi ku yaala Duleedka Magaalada Marka oo lagu Magacaabo Ceel-jaale oo ay Maamulaan Ciidamada Nabad Illalinta AMISOM ayaa weli waxaa ku Xiran Wasiirka Garkaar iyo Naafada Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Muuse Iyo  sidoo kale Gudoomihii Hore Magaalaada Marka Maxamed Cismaan Yariisoow iyo Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada Gobolka Shabeelaha Hoose Xasan Abuukar Jimcaale.

Kuwaasi Oo lagu Eedeeyay in ay Musuq maasuqeen Deeq Gargaar  ahoo loogu soo Dhiibey Dadka Kudhaqan Deegaano ay Kamid yihiin Marka,Shalanbood iyo Tuulooyin Hoostaga Gobolka shabeelaha Hoose.

LEAVE A REPLY