Dhageyso Wasiirka Amniga Puntland oo ka Walacsan Amniga Puntland oo Faraha ka...

Dhageyso Wasiirka Amniga Puntland oo ka Walacsan Amniga Puntland oo Faraha ka sii Baxaya Kadib Markii Beelo ay ka Gadooden Qaabka Maamulkasi uu wax u wado

0
SHARE

Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay jiraan Shaqsiyaad Qalqalgelinaya Ammaanka degaanada dowladda Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in Shaqsiyaadkaasi ay doonayaan in ay Amni daro ay ka abuuraan degaanada Puntland. Ciidamada Amniga ayuu sheegay Wasiir Qarjab in ay u diyaarsan yihiin ay ka hortagaan Weerar kaste oo lagu soo qaado Puntland.

Halkaan ka dhageyso.

LEAVE A REPLY