Dhageyso Puntland oo si toos ah ugu Dhawaqay dad ku jira Xabsiyada...

Dhageyso Puntland oo si toos ah ugu Dhawaqay dad ku jira Xabsiyada Gaalkacyo iyo kuwa kale in si dag dag ah loo Tooganayo

0
SHARE

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Garowe ayaa sheegay in loo baahan yahay in Xukunkooda lagu fuliyo Dhalinyaro badan oo Xabsiyada Puntland ku xiran islamarkaana horay loogu Xukumay Dil Toogasho ah.

Wasiirka Amniga Puntland ayaa intaa ku daray in Dhalinyaro badan oo ka tirsan Shabaab oo Xukun dil ah lagu Xukumay ay ku jiraan Xabsiyadda ku yaalla Magaalooyinka Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY