Dhageyso Xildhiban Madaxweyne Farmaajo u Gudbiyay arimo Xasaaasi ah

Dhageyso Xildhiban Madaxweyne Farmaajo u Gudbiyay arimo Xasaaasi ah

0
SHARE

Militeriga DF Soomaaliya ayaa gadood sameeyay kadib markii aysan mudo 15 bilood ah helin mushaarkii ay xaqa ulahaayeen

Saraakiisha hogaamineysa ciidamada ayaa sheegay in taliska militeriga ay dhac ugeysteen mushaarkii ay lahaayeen, isla markaana taas ay tahay mid cadaalad daro ah.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada qaranka ayaa sheegay in dowlada madaxweyne Farmaajo ay fashilmi doonto hadii aan mushaar la siin ciidamada qaranka.

Waxaa uu sheegay in ciidamada ay yihiin kuwa ay ku tirsan tahay dowladnimada isla markaana ay adag tahay in amaanka dalka lasoo celiyo ciidamada oo aanan qanacsaneyn.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY