Dhageyso Xildhibanada Galmudug oo Go,aan ka Gaaray Waqtiga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha...

Dhageyso Xildhibanada Galmudug oo Go,aan ka Gaaray Waqtiga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Galmudug,Halkee ayuu ku Danbeyay Codsigii Ra,iisul Wasaraha?

0
SHARE

Fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ayey uga doodeen xilliga si rasmi ah ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Fadhigaan oo u shir gudoominayey gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir ayaa waxaa soo xaadiray 52 xildhibaan, , Waxana Xildhibanada ay go,aan ka gaareen Xal u helida Xiliga ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Ra,iisul Wasaraha Somaliya aya Codsaday in doorashada Galmdug dib loo dhigo kaas oo ahaa in doorashada Madaxweynaha Galmudug dib loo dhigo muddo 45 cisho ah.

 Hoose ka Dhageyso Go,aanka

LEAVE A REPLY