Dhageyso Xildhibankii Galmudug ee Maanta Qaraxa loo Dhigay oo ka Waramay sida...

Dhageyso Xildhibankii Galmudug ee Maanta Qaraxa loo Dhigay oo ka Waramay sida ay wax u dhaceen

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado  Xildhibaan ka Tirsan barlamaanka Dowlad Gobaleedka galmudug  ayaa Ka Badbaaday Qarax la Qorsheyay in lagu Dilo Waxaana Qaraxaasi loo dhigay irida Hore ee Gurigiisa inkastoo Qaraxaasi ay fashiliyeen Ciidanka Nabad Sugida Dowlad Gobaleedka galmdug

Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey.oo shir jaraaid ku Qabtay Magaalada Cadado aya Ka Hadlay sida ay dhacdadaasi u dhacday iyo xiliga ay arkeen qaraxa la dhigay irida Gurigiisa isagoona shegay in qaraxa markii ay arkeen si toos ah ay u wargaliyeen ciidanka nabad sugida galmduug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY